Daawo Sawirada: Kheyre oo dhax galay Dhalinyarada Caabudwaaq Su’aalana uga jawaabay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan xildhibaanno deegaan doorashadoodu ay tahay Caabuudwaaq iyo wasiirro ayaa gudaha Caabuudwaaq ee gobalka Galguduud kulan kula qaatay qaar kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada. Dhallinyarada oo kulanka su’aalo ku waydiiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa sidoo kale u jeediyay talooyin iyo … Continue reading Daawo Sawirada: Kheyre oo dhax galay Dhalinyarada Caabudwaaq Su’aalana uga jawaabay